Puntland waxaa laxoojiyey Nabadgalyadii Caasimadda

Ciidamada Qalabka sida ee dawladgoboleedka Puntland waxaa la gashay heegan si aay u sugaan nabadgalyada goobaha doorashadu ka dhacayso,waxaana lagu amray murashaxiinta in aay ka soo tagaan ilaaladooda iyagoo lugaynayana aay soo galaan xarunta doorashada. Maalinta doorashada oo ku aadan bisha 8 Jannaayo waxaa la xaddiday dhaqdhaqaaqyada gadiidka iyo dadkaba inta doorashadu socoto Taliyaha Ciidanka … Continue reading Puntland waxaa laxoojiyey Nabadgalyadii Caasimadda